Garoowe (HM ) – Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Puntland ayaa maanta soo saartay digniin deg deg ah oo ku socota dadka degan...
Hiiraan ( HM ) Wabiga Shabeelle ayaa fatahaad horleh ka sameeyey deegano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe gaar ahaan deegaano hoostaga magaalooyinka Jowhar iyo...
Addis (HM)-Wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee Uganda, Idi Amin Dada, oo muddo la baadigoobayay, ayaa laga helay Soomaaliya, sidda ay baahisay saxaafadda...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha, culimada iyo ganacsatada Soomaaliyeed ayaa...
Beledweyne (HM) – Lix wiil oo dhalinyaro ah ayay caawa biyaha wabigu ku qaadeen magaalada Beledweyne, kadib markii uu lasoo jabay Geed ay...
Beledweyne (HM)-Diyaaradaha qumaatiga u kaca ee Helicopter ayaa ka qeybqaadanaya gurmadka lagu baadi-goobayo dadka ay lagu la’yahay biyaha Wabiga Shabeelle magaalada Beledweyne...
Boorama (HM) – Wararka naga soo gaadhaya magaalada Boorama ee gobolka Awdal, ayaa sheegaya in Jabhad ka tirsan kuwa ka jira gudaha gobolkaasi...
Boosaaso ( HM) Qaar kamid ah odayaasha dhaqanka magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa mudanayaasha Golaha Shacabka Puntland ugu baaqay inay...
Beledweyne (HM)-Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Doon ay saarnaayeen Mas’uuliyiin ka tirsan Gobolka Hiiraan oo isaga kala gooshayay xaafadaha...
Muqdisho ( HM ) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga Maamulka Dakhliga oo qeyb ka ah dhammeystirka hannaanka Maamul-wanaagga iyo hufnaanta...