Garoowe (HM)-Qaar ka mid ah duqeyda gobolka Bari ee Maamul goboleedka Puntland ayaa u gudbiyay baarlamaanka maamulkaas cabasho ka dhan duqeyn ay...
Muqdisho (HM)-Maxkamadda Ciidamadda Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah waxay xukuno kala duwan ku riday shaqsiyaad ka tirsanaa sirdoonka xoogaga xiriirka la...
Laascaanood ( HM ) Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Magacaabay Taliyaha iyo Taliye Xigeenka Booliska maamulkaasi Somaliland, Kadib markii...
Hargeysa (HM)-Dr Maxamed Cabdi Gaboose Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha maamulka Soomaaliland oo maanta saxaafada kula hadlayey magaalada xarunta u ah maamulka...
Muqdisho (HM) – Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ku eedeeyay qaar ka mid ah maamul goboleedyada dalka in ay...
Nairobi (HM) – Dowlada Kenya ayaa shaacisay in wafdigii ka qeyb galay caleemo saarkii madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islam ay ogolaansho ka heysteen...
Garoowe (HM)-Maamulka Puntland ayaa Isniinta maanta ah si adag waxay u beenisay warar ay baahiyeen qaar kamid ah warbaahinada ku hadla afka...
Muqdisho (HM)-Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa u magacaabay wiil uu dhalay Duqii hore ee Muqdisho Eng. Yariisow Xilka Xoghayaha...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Dalka Kenya oo si rasmi ah u shaaciyay tirakoob dhowaan laga sameeyay dalka Kenya ayaa sheegay in guud ahaan tirada...
Ankara ( HM) Wasiirka arrimaha dibedda Turkey ayaa axaddii sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay caawimaadda Turkey, si loo xaqiijiyo inay...