Muqdisho ( HM )Salaad Cali Jeelle oo hadda ka mid ah siyaasiyiinta taageersan Xukuumadda Soomaaliya ayaa weerar culus ku qaaday madaxweynayaashii hore...
Muqdisho (HM)-Madaxweynihii 7aad ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Axmed, ayaa digniin xoogan wuxuu hawada u mariyey Dowladda Federaalka ah ee uu hogaamiyo madaxweyne...
Hargeysa (HM)-Hoggaamiyaha xisbi siyaasadeedka Wadani ee maamulka aqoonsi raadiska ah ee Soomaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ka hadlay madal ay xilka...
Hiiraan (HM)– Madaxweynaha HirShabelle, Maxamed Cabdi Waare, oo sharaxaad ka bixiyey dhacdooyinkii madaarada Muqdisho iyo Beledwayne, ayaa si aan gambasho lahayn wuxuu...
Xingalool ( HM) Cabdixakiin Dhoobo-Daareed Gudoomiyihii Baarlamaanka Puntland, ee Xilka laga qaaday Kadib markii Weerar lagu qaaday Xarunta Baarlamaanka, ayaa Kulan wadatashi...
Muqdisho (HM)- Iyadda oo uu jiro cadaadis uga imaanaya Xisbiyadda oo ku aadan xadgudub xuquuqda ah, madaxweyne Farmaajo ayaa si lamida wajahaya...
Muqdisho (HM)-Wasiirka Maaliyadda xukuumadda federaalka ayaa soo bandhigay wadamada ugu badan ee deynta ku leh Soomaaliya. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo wariyeyaasha kula...
Ceerigaabo (HM) Gudoomiyihii Xilka laga qaaday ee Baarlamaanka maamul gobaleedka Puntland Cabdixakiin Dhoobo-daareed oo Shir Jaraa’id ku Qabtay goor aan fogeyn degmada...
Garoowe ( HM ) Guddigii doorashada dhawaantan loo xilsaaray in ay ka soo shaqeeyaan hab raaca doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad gobolleedka Puntland...
Muqdisho (HM)-Hogaamiyeyaasha dalalka ururka “Bulshada Bariga Afrika” ayaa ku kulmaya magaaladda Arusha ee Tanzania inta u dhaxeysa 20-ka illaa iyo 21-ka November....