Muqdisho (HM)-Isqabqabsiga xuduud badeedka ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa saameyn tabban ku yeelan kara dowladda federaalka Soomaaliya, sidaas waxaa ka digtay warbixinta Guddiga Khubarada...
Boosaaso (HM)-Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada ammaanka Boosaaso ee Puntland iyo maleeshiyo hubeysan ayaa ka dhacay magaalada Koontaroolka magaalada laga soo galo, kaddib...
Hargeisa ( HM) Waxaa maanta Warbaahinta kula hadlay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani ee maamulka aqoonsi raadiska ah ee Soomaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Cirro oo...
Badhan (HM) Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka maamulka Puntland Cabdixakiin Dhoobo Daareed ayaa maanta gaadhay degmada Badhan gobolka Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya. HALKAN...
Boorame ( HM) Suldaan Abuubakar Cilmi Wabar, oo hogaamiya Jabhad kasoo horjeeda Somaliland, Kana howl gasha Gobolka Awdal ayaa maanta bixiyey wareysi...
Laascaanood (HM)-Beesha Guuleed Garaad (Barkad) waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayayaan dhamaan reer Maxamuud Cismaan Cawed, khaasatan ehelka ay ka geeriyootey...
Muqdisho (HM)-Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay hakiyey howlahii ay dalka ka hayeen laba hay’adood oo kala ah Media Ink...
Muqdisho (HM)-Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyey Shirka Caalamiga ah ee Horumarka iyo Dadweynaha oo ka furmay magaalada Nayroobi. Farmaajo...
Laascaanood (HM)-Golaha Wakiiladda maamulka aqoonsi raadiska ah ee Somaliland ayaa meelmariyey lix kamid ah todoba xubnood oo loo magacaabay Guddiga Doorashooyinka. Xisbiga...
Muqdisho (HM) – Xasan Daahir Aweys oo maxbuus u ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa weerar culus oo aan loo meel dayin ku qaaday...