Garoowe (HM)-Taliyaha Ciidanka Booliiska maamulka Puntland Sarreeye Gaas Muxiyadiin Axmed Muuse, ayaa guddoomiyaha Baarlamanka Cabdixakiin Dhoobo-dareed ku eedeeyay is dagaalkii caawa ka...
Garoowe (HM)-Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdixakiim Dhoobo-dareed ayaa si kulul uga hadlay dagaalkii ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta u ah maamulka Puntland...
Garoowe (HM)-Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo ka dhashay dagaal iyo israsaaseyn xoogan oo caawa ka...
Garoowe (HM)-Ciidamo kawada tirsan kuwa maamulka Puntland ayaa caawa fiidkii isku rasaaseeyey afaafka hore ee xarunta Baarlamaanka Puntland, waxaana ka dhashay khasaaro...
Muqdisho (HM)-Xisbiga Dimoqraadiga ayaa ku guuleystay badi doorashooyinka gobolada ee Mareykanka, taas oo lagu tilmaamay dharbaaxo kulul oo ku dhacday xisbiga madaxweyne...
Muqdisho (HM)-Gudoomiye ku xigeenkii gobolka Shabeellaha Hoose, Cumar Maxamuud Cilmi [Carabey] ayaa Arbacada maanta ah lagu khaarijiyey degmadda Afgooye ee gobolkaas. Saraakiisha...
Garoowe ( HM) Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyada Garoowe wafdi uu hogaaminayo Safiirka...
Hargeisa ( HM ) Madaxweynaha Maamulka iskiis iskugu magacaabay Dowladnimada ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Eryay inta badan wakiiladii Somaliland u fadhiyay...
Muqdisho (HM)-Amiirka ururka Al-Shabaab, Axmed Diiriye Cumar [Abuu Cubeyda], ayaa markii ugu horeysay wuxuu kasoo muuqday muuqaal dheer oo ay baahisay warbaahinta ku...
Muqdisho (HM) – Haweeney lagu eedeeyay inay ka tirsaneyd Al-shabaab ayaa maanta lagu xukumay 15 sano oo xarig ah, kadib markii lagu helay...