Dhuusamareeb (HM) – Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa saaka markale ciidamo geysay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud, kuwaas oo diyaarad looga...
Jigjiga (HM)-Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed, oo shaaciyey in geerida banaanbaxyada bishii hore ay gaareyso 86, ayaa dadweynaha ku booriyey in iska caabiyaan...
Garabka Soomaaliya ee kooxda la magac baxday Dowladda Islaamka ayaa war-saxaafadeed “adheecitaan ah” waxay u dirtay hogaamiyaha cusub ee Daacish, sidda laga...
Muqdisho (HM)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye oo xalay warbaahinta kula hadlay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud, ayaa kooxda...
Garoowe ( HM ) Xildhibaan Cawil Daad oo ah Xildhibaan Dhowaan Su’aalaha Kulul Waydiiyey Madaxwaynaha Puntland ayaa Bixiyey Waraysi dhinacyo badan Taabana, Wuxuuna...
Cadaado (HM)-Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, halkaasoo horay ugu sugnaayeen maleeshiyo...
Hiiraan (HM)-Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, si uu ugu...
Garoowe (HM)-Mudaneyaasha Golaha Wakiiladda dowladda Puntland ayaa maanta oo Sabti ah waxay ka hor-yimaadeen codsigii xasaanad ka xayuubinta ee Xildhibaan Cawil Xasan...
Garoowe (HM) – Madaxweynaha maamul gobaleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) oo khudbad u jeedinayey shacabka ku nool Qardho ayaa weerar dhinaca afka...
Muqdisho (HM)-Qaarkood waa ay la an-fariireen, qaar kalena way ka naxeen, halka kuwa kalena ay lama filaan ku noqotay markii wadaad Soomaali...