Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa xaqiijisay in Ikraan Tahliil Faarax oo aheyd gabar ka tirsan hay’addaas la dilay...
Waxaa xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho Allaha u naxariisto Eng. Max’ed Cumar Saalixi oo ka mid ahaa udub dhexaadkii Kiiskii Dacwadda Badda...
Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa gelinkii dambe ee shalay kasoo degay diyaarad siday ururka 8-Aad...
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Sahal Maxamed Sahal ayaa waxaa habeenkii xalay aheyd lagu dilay magaalada Toronto ee dalka Canada, sida...
Waxaa xalay magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ku geeriyooday fanaaniinkii weynaa Allaha u naxariistee Marxuum Max’ed Aadan Shamuuri oo ka tirsanaa hobolada...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo weli ku sugan Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa Maanta kulan la qaatay...
Xafiiska Hantidhowrka guud ee Qaranka ayaa baabi’iyey heshiis Shirad Ganacsi uu Wasirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe uga kireeyay Maqaayad...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru dowlaha ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Cabdixakiim Xasan Ashkir oo ay ku weheliyaan Agaasimaha Guud Bay’adda ee Xafiiska RW...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan cuntada iyo beerahaee FAO iyo Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa bilaabay wada-hadaladii ugu horreeyay ee loogu diyaargaroobo...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee amniga ee deegaanada Maamulkaas oo Maanta ka dhacay...