Ra’iisul Wasaraha Somalia Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay heshiiska ay gaareen Gudoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuuamadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble maanta la kulmay qoyska Ikraan Tahliil Faarax oo ay wehliyaan Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Cabdullaahi iyo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa Guddoomiye cusub u magacaabay degmada Waaberi, kadib markii xilka qaadis...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ee Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa ka hadlay heshiiskii Maanta isaga iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ka gaareen...
Xubnaha guddiga xallinta khillaafaadka doorashooyinka ee her Federaal oo Maanta doortay Guddoomiye cusub, kadib doorashado ka dhacday Teendhada Afisyooni ee Magaalada Caasimadda...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Mahdi Guuleed ayaa heshiis ka gaaray khilaafkii u dhaxeeyay ee...
Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxaa saacadihii lasoo dhaafay Qarax lagula eegtay deegaanka Lambar60...
Guddiga hirgelinta doorashada dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Warqad Codsi u diray Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), xili kulamo siyaasadeed ay...
Tiro madaafiic ah ayaa xalay lagu garaacay xaafado ka tirsan magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle, kuwaasoo la aaminsan yahay iney soo...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa ka qeybgalaya kalfadhiga 47 ee shir-weynaha arrimaha...