Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo booqasho ku jooga magaalada Qaahira ayaa kulan gaar...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay taliyeyaasha Ciidammada Qalabka sida iyo Guddoomiye ku-xigeenka koowad ee...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka ayaa ka hadashay dagaal xoogan oo laba maleeshiyo beeleed ku dhexmaray deegaanka Kabxanleey ee...
Mas’uuliyiinta Israa’iil ayaa bilaabay baadigoob xooggan kaddib markii lix maxbuus oo Falastiiniyiin ah ay habeenkii ka baxsadeen mid ka mid ah jeelasha...
Waxaa saakay xaalad daganaasho oo aan cago badan ku taagneyn ka jirtaa deegaanka Kabxanleey ee duleedka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa baaq nabadeed u diray maleeshiyo beeleed ku dagaalamaya deegaanka kabxanlay ee Waqooyiga Magaalada...
Weerar loo adeegsaday Bam gacmeed ayaa waxaa xalay lagu tuuray Bar koontarool oo Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Maamulka Hirshabeelle ku leeyihiin...
Maamul Goboleedka Puntland ayaa War kasoo saartay tallaabadii Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu xilka uga qaaday Agaasimihii Hay’adda nabadsugida iyo Sirdoonka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Taliyaha KMG ah Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Hoggaanka...
Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya ayaa beenisay warar maanta lagu faafiyey baraha bulshada, isla markaana laga sii daayey warbaahinta madaxa banaan kuwaasoo sheegayey in...