Home » April 29th, 2021 Entries posted on “April, 2021”

DAAWO: Shekh Shariif “Muddo kordhinta la sameeyay waxay ka liftay inay dad badan dhintaan”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Maanta dib ugu soo laabtay muqdisho ayaa ka hadlay xaaladaha siyaasadeed ee Soomaaliya, dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee dhacay gaar ahaan dagaalkii ka dhacay Muqdisho. Sheekh Shariif oo Warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in ay tahay wax laga xumaado in xilligaan oo lagu jiro Bil Ramadaan  […]

April 29th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Sheekh Shariif oo si Deg-deg dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maalmihii la so dhaafay safar ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa Maanta waxa uu dib ugu soo laabtay Caasimadda Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho. Sheekh Shariif ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan labada Gole, xubno kamid ah Xisbiga Hilimo Qaran iyo mas’uuliyiin kale. Madaxweynihii hore […]

April 29th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Madaxweyne Joe Biden oo farriin CULUS u diray Ruushka iyo Shiinaha

Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa kulan wadajir ah oo ay isugu yimaadeen labada aqal ee baaralamaanka dalkaasi waxa uu kaga warbixiyay wixii u qabsoomay 100-kii maalmood ee ugu horreeyay xukunkiisa. Khudbaddiisii ugu horraysay ee uu labada aqal oo wadajira uu u jeediyay madaxweyne Biden ayaa waxa uu ku soo bandhigay qorshayaal lagu abuurayo shaqooyin, waxbarashada […]

April 29th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-Qarax ka dhacay goob Ganacsi oo ku taalla Magaalada Muqdishoa

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax fiidnimadii xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Casimadda dalka, gaar ahaan goob Ganacsi oo ku taalla wadada aadka u mashquulka badan ee Maka Al-mukarama. Qaraxaas oo ahaa mid nooca dhulka lagu aaso ah ayaa waxaa la geliyay goob Ganacsi oo ku taalla Wadada Maka Al-mukarama laguna magacaabo Taqal […]

April 29th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-Mareykanka oo dalab u diray Madaxweyne Farmaajo iyo Mursal

War-saxaafaded ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa loogaga codsaday Madaxweyne Farmaajo iyo Baarlamaanka inay si deg deg ah uga howl-galaan baabi’inta hindise sharciyeedkii muddo kordhinta ee 12 April. Mareykanka ayaa soo dhaweeyay, islamarkaasina bogaadiyay Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo hoggaamiyayaasha maamullada diidmadooda ku aaddan muddo kordhinta. Mareykanka ayaa ugu yeerey hoggaamiyayaasha siyaasadda […]

April 29th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay dagaalkii Muqdisho

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo socdaal shaqo ku jooga magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil, ayaa si kulul uga hadlay dagaaladii ka dhacay Magaalada Muqdisho ee u dhexeeyay dowladda iyo Mucaaradka. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa Madaxda dowladda Federaalka ku eedeeyay inay dhibaato ku hayaan shacabka kunool Muqdisho, ayna barakiciyeen, islamarkaana ay qaddarin iyo […]

April 29th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Mas’uul ka tirsan Maamulka Jubbaland oo geeriyooday

Waxaala xaqiijiyay in uu  geeriyooday Hanti dhowrahii Guud ee Dowlad Goboleedka Jubaland  Cabdi Casiis Sheekh Xuseen Dayib, kaas oo kamid ahaa Aas’aasayaashii dowlad Goboleedka Jubbaland. Marxuum ka ayaa waxaa uu ku geeriyooday magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya, halkaas oo maalmihii la soo dhaafay uu ku xanuun sanayay sida ay sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland. […]

April 29th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DAAWO:-Rooble, Qoorqoor, Guudlaawe iyo Musharaxiinta oo kulmay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle iyo Midowga Murashaxiinta. Kulanka waxaa looga hadlay in laga wada shaqeeyo amniga iyo xasilloonida caasimadda iyo in laga shaqeeyo sidii ay dalka uga dhici lahayd doorasho si waafaqsan heshiiskii 17-kii September. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta XFS Cabdiraxmaan Yuusuf […]

April 29th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Baaq Deg-deg ah kasoo saaray dadkii Baracakay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray Baaq ku socda dadkii shalay ka barakacay xaafaddo dhowr ah oo ka tirsan Gobolka Banaadir. Qoraal uu Goordhaweyd soo saaray Ra’iisul Wasaare Rooble ayuu dadkii ku barakacay dagaaladii ka dhacay Caasimadda Muqdisho ugu baaqay inay dib ay guryahooda ku soo laabtaan oo haatan xaaladda […]

April 28th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

DEG DEG:-Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa Xeendaabka xerada Asluubta ee ku dhaw Isgooska Ex-Koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka. Sida aan wararka ku helnay gaariga waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lagu dhuftay darbiga xerada asluubta, waxaana qaraxa la sheegay in khasaaro kasoo gaaray dad shacab ah oo marayay […]

April 28th, 2021 | Posted in wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Recently Commented


    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 920

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 920

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 921

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/horufadhimedia.com/public_html/wp-content/themes/horufadhi/includes/theme-plugins.php on line 921
  • Cagey: Tirada baarlamaanka guriga hoose waxa la yidhi waa 275 xildhibaan Manama waxa soo xaadiray oo la leeyahay...
  • Cagey: Puntland ma sida jeegaanta ayay iclaamisay goon’isutsaag waa maxay duulimaadyada caalamiga ah ee ay leedahay...