WARARKA SOOMAALI

DAAWO:-Mareykanka oo dalab u diray Madaxweyne Farmaajo iyo Mursal

War-saxaafaded ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa loogaga codsaday Madaxweyne Farmaajo iyo Baarlamaanka inay si deg deg ah uga howl-galaan baabi’inta hindise sharciyeedkii muddo kordhinta ee 12 April.

Mareykanka ayaa soo dhaweeyay, islamarkaasina bogaadiyay Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo hoggaamiyayaasha maamullada diidmadooda ku aaddan muddo kordhinta.

Mareykanka ayaa ugu yeerey hoggaamiyayaasha siyaasadda in danta Soomaalida darteed inay meel iska dhigaan himilooyinkooda siyaasadeed iyo kala fikir duwanaanshiyahooda.

Halkaan ka Daawo Muuqaalka Warbixinta Mareykanka.

SOMALI NEWS

To Top