Nin hubeysan ayaa arroornimadii hore ee saaka waxaa uu magaalada Muqdisho ku dilay mid kamida darawalada kaxeeya gaadiidka xamuulka ee ka shaqeeya...
Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ku geeriyooday Majaajiliiste Cumar Cabdiwaxid Aadan oo caan ku ahaa magaca...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo farageliyay baaritaano culus oo Maxkamadda ciidamada qalabka sida ku sameeyneyso weerarkii Al-shabaab laba...
Faah faahino ayaa laga helayaa Askari ka tirsan ciidanka Maamulka degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Maanta darawal gaari si bareer...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, ayaa xalay xilalkii ka qaaday Guddoomiyeyaal Degmo, Gobol iyo Saraakiil Ciidan, isagoo kuwo...