Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelan doonaan Xarunta Villa Hargeysa...
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiyo Yaasiin Samatar, ayaa kulan la qaadatay qaar ka mid Culima’udiinka Soomaaliyeed kuwaas oo kala hadlay...
Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya aya shaaca ka qaaday in Ganacsatada qaadka ka ganacsata ay diideen in ay dowladda kala shaqeeyaan sidii...
Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa gelinkii dambe ee shalay la wareegay gacan ku heynta deegaanka Deynuunay ee Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed, kadib...
Ciidanka Booliska dowladda Federaalka ayaa maanta gacanta kusoo dhigay Nin hubeysan oo la sheegay inuu dil u geysan rabay Askari ka tirsan...