Wararka aan ka heleyno degmada Aadan-yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in saaka laga maqlay jugta qaraxyo miinooyin oo Al-shabaab ku...
Ciidanka hay’adda nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa habeenimadii xalay aheyd waxaa ay howlgalo qorsheysan ka sameeyeen qeybo kamid ah magaalada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Guddoonka iyo Guddiyada Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa kulan deg-deg ah isugu yeeray guddiga joogtada ee Golaha Shacabka iyo Guddoonka Golahaasi ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magaca ka bedelay Wasaaradda kalluumaysiga iyo Khayraadka badda, sida lagu shaaciyay wareegto kasoo...