Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah xubin uga noqotay Guddiga Fulinta Cimiladda Maaliyadeed oo u taagan wax ka qabashada caqabadaha maaliyadeed ee...
Ugu yaraan 65 qof ayaa ku dhintay dhul go’ iyo daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah oo ka da’ay waqooyiga Tanzania,sida ay...
Saacadihii la soo dhaafay Kooxo burcad hubeysan oo u dhashay dalka Koonfur Afrika waxaa ay meelo kamid ah dalkaas kudileen muwaadiniin Soomaaliyeed...
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daa’uud Jaamac ِAweys oo shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid...
Amiirka dalka Qatar Tamim bin Hamad Al Thani ayaa warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Cusub ee Soomaaliya ee dalka Qatar Dr...