Ra’iisul Wasaarihii hore ee UK, Boris Johnson ayaa hadalkaasi ku sheegay Khudbad uu ka jeediyey Golaha The Atlantic Council ee ku yaalla...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamuud Cabdiraxmaan Sh. Faarax (Beenebeene) ayaa kulan la yeeshay Haakon Svane iyo...
Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa War kasoo saartay shirkii shalay Madaxweyneyaasha Soomaaliya, Kenya, Jabuuti iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya ku yeesheen...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa Maanta oo khamiis ah waxaa ay xukun dil toogasho ah ku fulisay Askar ka tirsaneyd ciidamada Booliska,...
Taliska Dhexe ee Milliteriga Mareykanka ayaa waxay shalay oo Arbaco aheyd Warbixin dheeraad ah ka bixiyeen Dooni Hub waday oo la rumeysan...