Dhacdo Xunuun badan ayaa xalay ka dhacday magaalada Hargeisa, Kadib markii uu Qoys ku gubtay Gurigooda, Iyadoona ay Halkaasi ku Nafwaayeen Afar...
Suldaanka Guud ee Beesha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan C.laahi Suldaan C.raxmaan oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa wuxuu sheegay inaysan...
Dagaal u dhaxeeya maleeshiyo beeleedyo ayaa ka socda deegaan lagu magacaabo Qurac-Gaashaan oo dhaca waqooyi bari Gobolka Mudug, iyadoo dad ku dhaawacmay...
Faysal Cali Waraabe ayaa Musharaxa Ku xigeenkiisa Wuxuu u magacaabay Axmad Cabdi Abyan oo kasoo jeeda deegaanada Khaatumo, Iyadoona uu meesha ka...
Ra’isul Wasaaraha dowlada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa khudbadiisii shirka Qaramada si gaar ah codsi ugu diray beesha Caalamka Shabakadda Wararka ee...