WARARKA SOOMAALI

Daawo:Faysal Cali Waraabe oo Musharax Madaxweyne ku xigeen ka dhigtay Nin ka soo jeed Deegaanada Khaatumo iyo waxa dhacay-Video

Faysal Cali Waraabe ayaa Musharaxa Ku xigeenkiisa Wuxuu u magacaabay Axmad Cabdi Abyan oo kasoo jeeda deegaanada Khaatumo, Iyadoona uu meesha ka saaray Baashe Cali Jaamac oo isku diyaariyey inuu isagu Xilkaasi Qaban doono.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Faysal ayaa Maanta Hargeisa kusoo bandhigay Sababta uu ku doortay Axmed Cabdi Abyan oo ka mid ahaa Qurbajoogta, Sidoo kalana xil kasoo qabtay Xukuumadii Cumar C.rashiid.

Dhinaca kale waxaa Isaguna Halkaasi hadal ka jeediyey Axmed Cabdi Abyan wuxuu sheegay inuu Faraxsan yahay Xilka loo dhiibay, Wuxuuna Fariin u diray Bulshada deeganada Sool, sanaag iyo Cayn iyo Waliba Qurbajoogta.

SOMALI NEWS

To Top