WARARKA SOOMAALI

Daawo:Hargeysa Beesha Subeer Awal oo ku gacan saydhay Socdaal uu Suldaanka Oramaddu ku imaan lahaa Somaliland-Video

Suldaanka Guud ee Beesha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan C.laahi Suldaan C.raxmaan oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa wuxuu sheegay inaysan Aqbali doonin Inay yimaadaan Wafdi Oromo ah, Kuwaasi oo doonaya Dhaqanka, Sida uu sheegay.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

“Salaadiinta Habar-Awal waanu ka wada hadalnay, Waxaanu ka Xunahay Falkii Bahalnimada ahaa ee dadkii Soomaaliyeed ee lagu dilay Haawaday, Lama kulmi doono oo ma Qaabili doono Wafdi Oromo ah, Hadii ayna soo Marin Dawad deegaanka Soomaalida Itoobiya, Dawladda Federaalka iyo Somaliland oo aysan Ogayn, waa Nagu Deelqaaf.” Ayuu yidhi.

SOMALI NEWS

To Top