Al-shabaab ayaa weerar ku bilowday qaraxyo saaka ku qaaday saldhig ciidanka xoogga iyo kuwa Maamulka Jubbaland ay ku leeyihiin, deegaanka Jannaay Cabdalle...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay magaalada Dooxa ee dalka Qatar Madaxweynihii hore ee dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi...
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa si kulul uga hadlay dagaaladii ka dhacay magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, kuwaasi oo dhaliyey...
Ugu yaraan 9 Askari ayaa geeriyootay, halka 16 kalena ku dhaawacmeen, kadib, markii Weerar Is-qarxin ah Maanta Isniin ah lala beegsaday Gaari...
Dagaalka xooggan oo u dhexeeyay ciidanka deegaanka ee SSC iyo ciidanka Maamulka Somaliland ayaa waxa uu saaka dib uga qarxay duleedka magaalada...