Koox hubeysan oo aan heybtooda la garan ayaa xalay gudaha magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ku dilay Haweeney kamid aheyd dadka deegaanka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka-Sida ee Jamhuuriyadda...
Ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa magalaada Muqdisho ku qabtay sarkaal lagu magacaabo Muxiyadiin Cabdisalaan Maxamuud (Muxiyadiin Daqare) oo ka...
Taliska ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War kasoo saaray kiiska gabadhii geeriyootay ee dhawaan Ninkii qabay uu ku gubay magaalada Muqdisho...
Waxaa isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho aroortii hore ee saaka ku geeriyootay Luul Cabdicasiis oo aheyd Haweeney dhawaan uu Ninkeeda ku gubay...