Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar, in ka yar 24...
Boosaaso (HM)-Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa si kulul uga hadlay dhacdo argagax leh oo ka dhacday Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, kaasoo...
Gaalkacyo (HM) – Wararka aan ka heleyno magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in waaberigii saaka lagu arkay mid kamid ah xaafadaha...
Hargaysa (HM)-Maxkamada magaalada Hargeysa ayaa dambi ku weysay kadib markii la horkeenay Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo xeer ilaalinta Somaliland dacwad ku soo...
Gaalkacyo (HM ) Saynab Cabdiwahaab oo ah hooyada dhashay Gabadhadii Yarayd ee kufsiga iyo dilka loogu gaystay Magaalada Gaalkacyo ayaa ka warbixisay...
Hargeysa (HM)-Maamulka Somaliland ayaa shaaciyay in dalal kale ay ku biireen wadahadal siinta madaxda dowladda Soomaaliya iyo maamulka Somaliland, waxaana muuqata in...
Nairobi (HM) –Mas’uuliyiinta dalka Kenya ayaa daraf saddexaad ku eedeeyey inay mas’uul ka yihiin xiisadda siyaasadeed ee ka dhex ooggan Nairobi iyo...
Boorame ( HM ) Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa soo gaadhay magaalada Boorame ee Gobolka Awdal, ayaa khudbad uu jeediyey uga hadlay...
Muqdisho (HM)-Xaalada caafimaad ee dhakhtar Cabdixaliim Maxamuud Sheekh oo ka howlgala isbitaalka Erdogan Ex Digfeer magaalada Muqdisho ayaa soo hagaageysa kadib markii...
Garoowe (HM) – Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa walaac ka muujiyay hubka dowladda Soomaaliya ay ka hesho caalamka, isaga oo sheegay...