Muqdisho ( HM ) Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka dalka Kenya, Faarax Macallin oo ka qeyb galay barnaamij uu qabtay taleefishinka Ebru TV...
Hargeisa ( HM) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa gaadhey magaalada Addis-ababa ee dalka Itoobiya. Waxaao garoonka diyaaradaha Addis-ababa uu kusoo dhaweeyay wasiirka...
Muqdisho (HM) – Warbaahinta dalka Kenya ayaa maanta qoreysa in dalalka Soomaaliya iyo Kenya ay ku heshiiyeen in xaalada la dejiyo, khilaafka taaganna si...
Hargeisa ( HM ) Waxaa magaalada Hargeisa maanta soo gaadhay Dr. Cali Khaliif Galaydh Madaxwaynihii maamulkii Khaatumo oo Horay Heshiis ula galay Somaliland....
Hargeysa (HM) – Dowladda Itoobiya ayaa ugu dambeyn casuumaad ah rasmi ah u fidisay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi kadib dadaal socday muddo...
Laascaanood (HM) – Shirkadda Spectrum oo sameysay sahminta shidaalka xeebaha Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay waxay faah-faahin uga bixisay shirkii 7-dii Febraayo...
Hargaysa (HM)-Iyadoo xiisada wadamada Kenya iyo Soomaaliya ay marba marka ka dambaysa war cusub kasoo baxayo ayaa waxaa arrintaas ka hadlay Maamulka...
Muqdisho ( HM ) Ganacsatada Soomaalida ee qaadka ka keensan jirtay dalka Kenya ayaa gabi ahaanba ku dhawaqay inay joojiyeen qaadkii ay ka keeni...
Garoowe ( HM ) Cabdisamad Maxamed Galan Wasiirka Cusub ee Amniga Puntland ayaa maanta Xilka si Rasmiya ula Wareegay. Isbadalka ka dhacay Puntland...
Hargeysa (HM)-Muuse Biixi oo maanta ka hadlayey qayb cusub oo lagu soo kordhiyey Cusbitaalka Hargaysa ayaa waxaa kala soo qayb galay Wasiirkii...