Muqdisho (HM) –Xildhibaan Ilyaas Cali Xasan oo ka tirsan aqalka sare ee baarlamanka federaalka Soomaaliya ayaa warbaahinta Kenya siiyey hadallo ka dhan...
Muqdisho (HM)-Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta daah furay bilaabashada mashruuc lagu dhisayo waddooyinka xiriiriya Muqdisho,Afgooye iyo Jowhar....
Muqdisho (HM)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii u horeysay ka hadlay xiisadda diblomaasiyadeed ee soo kala dhex gashay Soomaaliya...
Hargeisa ( HM ) Waxaa magaaalada hargeisa maanta lagu soo bandhigay Dhalinyaro gaadhaya 430-Kuwaasi oo la sheegay inay ku guulaysteen Barnaamijka Shaqo Qaran....
Muqdisho (HM) – Ganacsatada Qaadka dalka Kenya ayaa ku hanjabay inay joojin doonaan qaadka ay keenaan Soomaaliya haddii aan xal laga gaarin murun...
Nairobi ( HM) Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Warbixin lagu Lafoguray Xiisadii soo kala dhex gashay Soomaaliya iyo Kenya, Iyo Isbadalkii ku...
Nairobi (HM)-Warbaahinta dalka Kenya ayaa baahisay sharuudo adag oo dowladda Kenya ay soo bandhigtay iyada oo ka jawaabeysa hadalkii kasoo baxay dowladda...
Laascaanood (HM)-Madaxweynaha Dowladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Maxamud Cagjar ayaa saaka waxaa uu safar kadis ah kusoo galay Magaalada Wajaale waliba dhanka...
Muqdisho (HM)-Qoraal ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibbada Dowlada Federalka ayaa looga hadlay eedeyntii ay dowlada Kenya u soo jeedisay dowlada Soomaaliya...
Hargaysa (HM)-Madaxweynihii hore ee Maamulka Soomaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta kusoo laabtay Hargaysa. Dad kooban oo iskugu imaaday Garoonka Magaalada...