WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Muuse Biixi oo amaan kala dul dhacay Xaglo-toosiye-Video

Hargeysa (HM)-Muuse Biixi oo maanta ka hadlayey qayb cusub oo lagu soo kordhiyey Cusbitaalka Hargaysa ayaa waxaa kala soo qayb galay Wasiirkii hore ee Caafimaadka Soomaliland Xaglotoosiye kadib waxaa aaman ku celceliyey Muuse Biixi oo xadhiga ka jarayey cusbitaalka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-toosiye ayaa waxaa uu ahaa wasiirkii Caafimaadka ee Maamulkii Siilaanyo ee maamulkii ka horeeyay Xukuumadda Muuse Biixi waxaana Soomaliland looga amaansan yahay in uu kamid ahaa Wasiiradii ugu saameynta badnaa xukuumadii Siilaanyo.

 

SOMALI NEWS

To Top