WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Soomaliland Muuse Biixi oo dhalinyaro badan u abuuray Barnaamij shaqo-Video

Hargeisa  ( HM ) Waxaa magaaalada hargeisa maanta lagu soo bandhigay Dhalinyaro gaadhaya 430-Kuwaasi oo la sheegay inay ku guulaysteen Barnaamijka Shaqo Qaran.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhalinyaradan Intooda badan ka yimid Hargeisa iyo Gobolada kale Qaar kamid ah ayaa Geli doona 9-Bilood oo Tababar ah, waxaana markaas kadib ay kamid noqon doonaan Shaqaalaha rasmiga ah, iyadoona Arintani ay tahay mid lagu dhiiri gelinayo dhalinyaradda.

SOMALI NEWS

To Top