Hargeysa (HM)-Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Soomaliland ayaa sheegaya in xubno ka tirsan xisbiga talada haya ee Kulmiye ay...
Muqdisho (HM)-Ururka Midowga ayaa bah-dilay boqortooyada Sacuudi Carabiya, kadib markii si rasmi ah uu ugu daray liiska madow ee dalalka halista ku...
Garoowe (HM)-Xildhibaanada barlamaanka Puntland ayaa dhagaysanaya khudbadaha xubnaha cusub ee wasiirada oo ay ku soo bandhigayaan qorshayaashooda iyo barnaamijyadooda ay ku hoggaamin...
Muqdisho (HM)-Dawladdaha Itoobiya iyo Jabuuti ayaa kala saxeexday heshiis ku saabsan dhoofka shiidaalka, waxaana heshiiskan oo ay Qalinka ugu kala duugeen Labada Dawladood Wasiirul Dawlaha...
Muqdisho (HM)-Saraakii ka socotay Hay’adda Dembi-baarista Boliska Maraykanka ee FBI-da ayaa la sheegay inay qaateen Haraagga maydadkii 6-dii Dagaalame ee bartamihii bishii...
Muqdisho (HM)-Ururka Al-shabaab ayaa qoraal ay ku baahiyeen baraha Internetka ku sheegeen ay madaafiic ku weerarreen saldhig militariga Mareykanku ku leeyihiin gobolka...
Muqdisho (HM )-Wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay waxyaabaha ugu horeeya ee ay qaban doonaan guddiga soo...
Garowe (HM)-Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa todobaadkii hore Maalintii Axadda soo magacaabay xubnaha golaha wasiirada maamulkiisa oo ka kooban 48 xubnood. Golaha wasiirada...
Hargeisa ( HM) Magaalada Hargaysa waxaa ka dhacay Banaanbax Looga Soo Hor jeedo Xadhiga loo gaysanayo Shacabka, Sidoo kalana waxaa lagu Codsaday...
Muqdisho (HM)-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay inay jiraan Shirkado waa weyn...