Muqdisho (HM) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjirayaasha cusub ee dalalka India iyo Nigeria ee Soomaaliya....
Hargeisa ( HM) Boqor Axmed Iimaan Warsame oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo uga mahad celiyey ...
Muqdisho (HM)-Madaxtooyada dalka Uganda ayaa shaaca ka qaaday Madaxweyne Yoweri Museveni uu booqasho rasmi ah dhowaan ku imaanayo Magaalada Muqdisho. Yoweri Museveni...
Laascaanood (HM)-Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ah haweeney Muslim ah tii ugu horeeyay ee kamid noqotay Congress-ka Mareykanka ayaa ka jawaabtay hadal kasoo yeeray...
Muqdisho (HM)-Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliyeed Bashiir Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay tababarka ciidamada booliska ay helayeen maalmihii ugu dambeeyay. Taliyaha oo ka hadlayay...
Hargeysa (HM) – Maamulka Somaliland ayaa ka jawaabay hadal dhawaan kasoo baxay dowladda UK kaasi oo ahaa in muwaadiniinta Ingiriiska aysan u safri...
Boosaaso ( HM) Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen Muxiyadiin Axmed Muuse oo maanta warbaahinta kula hadlayay gudaha magaalada Boosaaso ayaa ka Warbixiyey howlgalo ...
Hargeisa ( HM ) Guddida joogtada ah ee golaha Guurtida Somaliland ayaa shalay waydiiyay wasiirka Diinta iyo Awqaafta waxa xukuumad ahaan uga meel...
Garoowe (HM) – Kadib markii Ciidamada Booliska Puntland maalmahan magaalada Boosaaso ay ka wadeen hawlgalo ammaanka lagu xaqiijinaayo, sidoo kalena goobaha waxbarashada qaarkood...
Muqdisho (HM) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa munaasabad maanta lagu qabtay xarunta tababarka ciidanka booliiska ee General Kaahiye waxa uu...