Muqdisho (HM)-Pakistan ayaa ku dhawaaqday inay soo riday labo diyaarad dagaal ay leedahay Hindiya, kaddib markii ay gudaha u soo gashay hawadeeda....
Garowe (HM)-Xildhibaan Nimco Cabdi Caarshe oo ah xildhibaanka kaliya ee Dumarka ka ah baarlamaanka Puntland ayaa baaq u dirtay dowladda Soomaaliya kadib...
Muqdisho (HM)-Guddiga Amniga dowlad goboleedka Jubbaland ayaa mamnuucay olole doorasho oo xilligan la qabto, iyagoo ku wargeliyay Musharaxiinta in nidaamka Ololaha doorashada...
Muqdisho (HM)-Qaramada Midoobay ayaa cabasho ka keentay lacago canshuur ah oo ay dowlada Soomaaliya ku soo rogtay shaqaalaheeda ka howlgala dalka Soomaaliya....
Garoowe ( HM ) Shacabka ku dhaqan magaalooyinka Waawayn ee Puntland ayaa siwayn uga dhiidhiyey Falkii ka dhacay magaalada Gaalkacyo. HALKAN KA DAAWO VIDEO...
Gaalkacyo ( HM ) Puntland ayaa shaacisay goor dhowayd in afar qof loo xidhay fal foolxun oo lagu la kacay gabadh yar oo...
Boorame (HM)-Magaalada Boorame oo maanta lagu soo gaba gabeeyay shirkii Xisbiga Kulmiye ee Soomaliland oo maalmahanba ka socday waxaa Saaka si lama...
Muqdisho (HM)-Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Abuukar Islow Ducaale iyo Taliska Ciidanka Booliska ayaa xalay kulan degdeg ah ka yeeshay dhacdadii shalay ka...
Hargeisa ( HM ) Madaxweynaha deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cagjar ayaa la filayaa in khamiista toddobaadkan uu socdaal ku yimaaddo Somaliland, gaar ahaan...
Hargaysa (HM) – Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo dhowaan ka ballan-qaaday ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed inuu wada-shaqeyn la yeelan dowladda...