WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Soomaliland Abwaan Abees oo ka xaadiray Saaka shirka Xisbiga Kulmiye kadib markii shalay Xabsiga laga sii daayey-Video

Boorame (HM)-Magaalada Boorame oo maanta lagu soo gaba gabeeyay shirkii Xisbiga Kulmiye ee Soomaliland oo maalmahanba ka socday waxaa Saaka si lama filaan ah uga soo dhex muuqday Abwaan Abdiraxmaan Abees oo shalay laga sii daayey Xabsiga Hargaysa kadib mudo 2 Bilood ah oo u xidhnaa Xukuumadda Muuse Biixi kadib markii uu Hargaysa Hotelka Maansoor ku qabtay Bandhig Suugaaneed uu ku dhaliilay Maamulka uu Hogaaminayo Muuse Biixi oo uu ugu yeedhay Mid aan loo dhamayn isla markaana ku tumanaya xaquuqda wax uu ugu yeedhay Shacabka Soomaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Arrinta ay aadka u hadal hayso warbaahinta kasoo baxda deegaanada Maamulka Soomaliland ayaa ah sababta uu maantaba uga xaadiray Shirka Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye isaga oo shalay laga soo daayey Xabsi una xidhnaa mudadaas arrimo siyaasadeed oo Xisbiga Kulmiye ka dambeeyay.

 

SOMALI NEWS

To Top