WARARKA SOOMAALI

Daawo:-dhacdo fool xun oo ka dhacday Gaalkacayo Gabadh 12 jir ah oo la Kufsaday Waraysi Hooyada dhashay-Video

Gaalkacyo (HM ) Saynab Cabdiwahaab oo ah hooyada dhashay Gabadhadii Yarayd ee kufsiga iyo dilka loogu gaystay Magaalada Gaalkacyo ayaa ka warbixisay sida u falkani u dhacay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxay sheegtay inay shalay Aroortii Hore ay Wayday Gabadheeda,  Iyadoona Saaka markii uu Waaga Baryey Gabadha Meydkeeda lasoo Dhigay Xaafada Agtooda.

“Gabadha  Madaxa ayaa laga dilay, Ilkaha ayaa laga Qubay,   Rag badan ayaa Kufsi u gaystay  ayaan filayaa, Waana Qadar alle mana filayo inay jirto wax Aano  ah ama dad dhibaato naga dhaxaysay” Ayay tidhi.

SOMALI NEWS

To Top