Laascaanood ( HM ) Magaaladda Qardho waxaa soo gaadhay Wafdi isugu jira xildhibaano iyo wasiiro ka socday Puntland, kuwaas oo Hordhac u ah...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la hadlayay saraakiisha ciidamada xooga ayaa shaaciyay in muddo 22 Bilood ah oo u...
Muqdisho (HM)-Dowladda Soomaaliya ayaa la daaladhaceysa culeesaad kusoo kordhay labo sano kadib, waxaana culeesaadkaasi ay u baahan yihiin in xal waara laga...
Buuhoodle (HM)-Degmada Widh Widh ee gobolka Cayn waxaa maalintii shalay galinkeedii dambe lagu soo gabo gabeeyay shir nabadeed lagu xalinayey xurguf iyo...
Muqdisho ( Kalshaale ) Qaar ka mid ah ciidamada xoogga dalka ee ku sugan magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelada hoose ayaa ku...
Muqdisho (HM)-Shirkadda Isgaarsiinta ee SOMTEL ayaa soo bandhigtey adeegyo cusub oo casri ah.kuwaasoo isugu jira adeegga Internetka iyo Adeega 4G LTE Advance...
Laascaanood (HM)-Madaxweynihii hore ee Maamulkii Khaatumo Cali Khaliif Galeydh ayaa su’aal ka keenay Heshiis uu horey ula galay maamulka Somaliland, kaasi oo...
Muqdisho (HM)-Amaanka magaalada Muqdisho ayaa aad loo adkeeyay waxaana la xiray waddooyin badan oo gala garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Gaadiidka dadweynaha...
Muqdisho (HM)-Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah hogaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa ka hadlay xaalad ka dhalatay go’aan ay dowlada Soomaaliya ugaga aamustay...
Muqdisho (HM)-Xog ku saabsan macdanta ku jirta dalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in lagu wareejiyo dowlada federalka Soomaailya iyadoo xogtaana la ururinayay...