Muqdisho (HM) – Wararka ka imanaya Isgooyska Ex-Koontarool Afgooye ayaa sheegaya in uu halkaas ka dhacay Qarax lagu xiray Gaari ay la socdeen...
Hargeisa (HM ) Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa Xalay ka Qayb galay Dood ku saabsan Dastuurka Somaliland oo ka Qabsoontay magaalada Hargeisa, Wuxuuna...
Muqdisho (HM) – Ciidamo hubeysan oo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa gudaha u galay Xarun ay dagan yihiin laba wasaaradood oo ka tirsan...
Muqdisho ( HM) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo goordhaweyd ka dhacay Magaaladda muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Qaraxa koowaad oo gaari...
Muqdisho ( HM ) Xog Rasmiya oo aanu Helnay ayaa Xaqiijinaysa in Dawladda Soomaaliya ay Safiir u magacowday Madaxwayne ku xigeenkii Hore ee...
Laascaanood ( HM )-Xiisad Colaadeed oo u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland ayaa maanta laga Dareemay Gobolka Sanaag, Halkaasi oo ay ku sugan yihiin Ciidamo...
Hargeysa(HM)-Ka dib socdaalka saddexda maalmood maraya ee uu wasiirka arrimaha dibadda Ereteriya Cismaan Saalax iyo la taliyaha Madaxweynaha Ereteriya Yemane Gebreab ay...
Kismaayo ( HM ) Khubarada Kenya ayaa rumeysan in ka bixitaanka ciidamada Kenya ee qeybo ka mid ah gobolka Gedo ay tahay tallaabo...
Laascaanood (HM ) War-saxaafadeed kasoo baxay Shirkadda Xawaaladda ee Dahabshiil, oo kamid ah kuwa Caansaan Soomaalida, Kana howlgasha Daafaha Caalamka ayaa Looga jawaabay Warbixin...
Hargeisa ( HM ) Ciidamada Somaliland ayaa xabsiga u taxaabey, Agaasimihii shaqada ka tegay ee Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Dr. Cismaan Xuseen Warsame...