Hargeisa ( HM ) Muuse Biixi Cabdi Madaxwaynaha Somaliland ayaa maanta khudbad u jeediyay xildhibaanada labada golaha ee guurtida iyo wakiilada Somaliland, Wuxuuna...
Garoowe (HM ) Madaxwaynaha maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa shalay magacaabay Taliyaha qaybta gobolka Bari iyo ku xigeenkiisa. Madaxweynaha ayaa Gaashaanle...
Hargaysa ( HM) Wararka ka imaanaya magaalada Hargeisa ayaa sheegaya in xabsiga loo taxaabay Wasiirka Warfaafinta Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo, iyadoo loo heysto eedo...
Muqdisho (HM ) Xildhibaan Axmed Macalim FIQI oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya, Islamarkaana sida wayn u dhaliilalsan Xukuumadda uu Hogaamiyo Raysal Wasaare...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay qaraxyadii iyo weerarkii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho isagoo tacsi u direy qoysaskii...
Muqdisho (HM)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa cambaareeyay weerarkii iyo qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay dad...
Muqdisho (HM) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa ka tacsiyeey Alla ha u naxariistee dadkii ku shahiiday...
Hargeisa ( HM)-Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa Xalay Khudbad uu jeediyey Wuxuu uga hadlay Arimaha Furitaanka Dastuurka Somaliland, oo Qayb ka ahayd...
Muqdisho ( HM ) Hay’adaha Ammaanka ee Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in la soo afjaray Weerarkii Dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ay ku qadeen...
Laascaanood (HM)-Saddex nin oo dhallinyaro ah ayaa loo xiray kufsi lagula kacay gabar 12 jir ah, degmada Burtinle ee gobolka Nugaal, sida...