Hargeysa (HM)-Madaxweynaha Maamulka Soomaliland ayaa maanta waxaa uu xilalkii ka qaaday wasiiro badan iyo agaasimayaal waxaana wasiiradaa kamid ahaa wasiirka Gaashaandhiga Soomaliland...
Muqdisho (HM) – Waxaa Maanta Kooram la’aan u baaqday kulankii ay lahaayeen Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya markii ay soo xaadiri waayeen Xildhibaan badan oo...
Muqdisho ( HM ) Gudoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamanka Soomaaliya, Mahad Cawad ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay tahay magaalo Soomaali oo dhan ka...
Hargeysa(HM)-Dawladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay golaha ammaanka Qaramada Midoobay u gudbisay cabasho ka dhan ah socdaalkii uu Madaxweynaha JSL Muuse Biixi...
Hargeysa (HM)-Masuuliyiin xilal kasoo qabtay Somaliland xiligii Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xaqiijiyay in dowladda Soomaaliya ay ka xoogtay maamulka Hawada qeybtii Somaliland...
Muqdisho (HM)-Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in is bedel cusub lagu sameeyay Hoggaanka Taliska Ciidanka xoogga dalka, iyadoo la baabi’iyay xilkii...
Muqdisho ( HM ) Guuddoonka baarlamaanka ayaa sheegay in kooram la’aan uu u baaqday kulanka Baarlamaanka ee maanta la filayey Inuu ka Furmo...
Muqdisho ( HM ) Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Munaasabad dhaqaale loogu ururinayey Cisbitaalo laga dhisay deegaanada...
Hargeysa (HM)-Masuul u hadlay Wasaarada arrimaha dibadda Mamulka Soomaliland ayaa ka jawabay hadal kasoo baxay maalintii shalay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed...
Laascaanood ( HM) Waxaa magaalada Saaxdheer ee Xarunta Dhaqanka, soo gaadhay wafdi uu hogaaminayo Caaqil xasan maxamed Saleebaan oo ah Chief Caaqil...