Muqdisho (HM)-Suleymaan Maxamed Maxamuud, xeer Ilaaliyaha cusub ee Soomaaliya oo xilka kala wareegay Axmed Cali Daahir, ayaa waxaa loo dhaariyey jagadda xili...
Garoowe (HM)-Maamulka Puntland ayaa waxay war aan sal iyo baar lahayn ku tilmaamay sheegasho ka timid maamulka Somaliland. Maamulka Hargeysa ayaa Axadii...
Laascaanood (HM) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhasha weerar xalay saqdii dhexe jabhadda uu hoggaamiyo Korneyl Caare ay ku...
Garoowe (HM)-Ciidamada Maamulka Puntland ee Gobolka Bari ayaa mar kale xabsiga dhigay Siyaasiga caanka ah Muuse Cali Jaamac, kaddib markii isaga iyo...
Laascaanood ( HM) –Degmada Taleex ee Gobolka Sool , waxay Somaliland kusoo dhowaysay ku dhowaad 100 Askari oo sheegtay inay kasoo Goosteen dhinaca...
Garoowe (HM)-Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Garoowe kaga qayb galay xuska maalinta Aids-ka Adduunka...
Hargeysa (HM) – Maamulka Somaliland ee uu hogaamiyo Muuse Biixi ayaa maanta markale ka hadlay xidhiidhkeeda kala dhaxeeya Itoobiya iyo heshiiskii saddex geesoodka...
Garoowe (HM)-Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Garoowe kaga qayb galay xuska maalinta Aids-ka Adduunka oo ku beegan 1-da December....
Hargeisa ( HM ) Madaxweynaha maamulka Soomaliland Muuse Biix Cabdi ayaa goordhowayd Isku shaandhayn ku sameeyay Gollaha Wasiirada, Wuxuuna Xilalkii ay hayeen...
Hargeysa (HM)-Golaha Wakiiladda maamulka Somaliland ayaa Sabtidii shalay 30-ka bisha November 2019, meelmariyey odoroska Miisaaniyadda sanadka dambe. Golaha Wasiiradda ayaa Bishii hore...