Muqdisho (HM)- Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa soo gabagabeeyay hadalheyntii ka dhalatay khudbadii uu ka jeediyey Jarmalka ee qabsatay baraha bulshadda. Hogaamiyaha xisbiga...
Hargeysa (HM)-Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta Soomaliland ayaa sheegaya in afar qof oo isku qoys ahaa ay ku geeriyoodeen, kaddib...
Laascaanood (HM)-Soomaliland Faysal Cali Waraabe, gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID xili uu shalay kula hadlayey warbaahinta, ayaa wuxuu ka digay “maamul...
Muqdisho (HM)-Haweeney shacab ah ayaa la sheegay in shalay galinkii dambe fal dil ah u geesatay askari booliis ah oo katirsanaa saldhiga...
Garoowe (HM)-Deegaano ka tirsan maamulka Puntland ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay ka da’ay roobab mahiigaan dabeylo watay, kaasoo saababay daadad xooggan....
Gaalkacayo ( HM ) Wararka naga soo gaadhaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay maleeshiyaad beeleed hubeysan ay weerar...
Muqdisho (HM)-Wararka ka imaanaya Gobolka Waqooyi bari Kenya ayaa sheegaya in illaa 10 ruux lagu dilay weerar lagu qaaday gaari Bas ah...
Muqdisho (HM)-Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si cad waxay meesha kaga saartay in ay xusul-duub ugu jirto “iska hor-imaad” ay la gasho xukuumadda...
Muqdisho (HM)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qoraal ka soo saaray doorashooyinka la filayo inay dalka ka dhacaan iyo hadal...
Gaalkacayo (HM)-Dagaal u dhexeeya labo maleeshiyo beeleed ayaa ka socda degaano ka tirsan duleedka Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Maleeshiyaadka uu dagaalka...