Muqdisho (HM) Xildhibaan Axmed Macalim FIQI oo kamid ah Baarlmaaanka Somalia Islamarkaana Markasta Dhaliila Xukuumadda Soomaaliya, ayaa sheegay in Shaqadii Gen. Gabre...
Muqdisho (HM)-Dowlada Somalia ayaa bilowday dedaalkii ugu dambeeyey ee lagu qancinayo hogaanka Ahlu sunna, iyadoo wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusamareeb ay...
Muqdisho (HM)-Bilooyin kadib ku guuleysigiisa Nobel Peace Prize, ra’iisul wasaaraha isbedelka Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa haatan la tacaalaya eedeymo la xidhiidha farogelinta...
Muqdisho (HM)-Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan dilkii galabta xiligii qorax dhaca loogu geystay magaalada Muqdisho Jen. Yuusuf Cali Khasaaye (Yuusuf Cagey)...
Hargeysa (HM)-Soomaliland Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa durba wuxuu ka falceliyay doorashadda gudoonka guddiga doorashooyinka ee maamulka gooni u goosadka ah...
Muqdisho (HM)-Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan dilkii galabta xiligii qorax dhaca loogu geystay magaalada Muqdisho Jen. Yuusuf Cali Khasaaye (Yuusuf Cagey)...
Boosaaso (HM)-Maamulka Puntland ayaa xabsiga Magaalada Boosaaso ku xiray nabadoono ka tirsan waxgaradka beelaha oo dhaliilay xiriirka ka dhexeeya Puntland iyo dowlada...
Hargeysa (HM)-Somaliland ayaa waxay musaafurisay sagaalkii Ugadhasato ee u dhalatay Imaaraadka, sidda laga soo xigtay warbaahinta maxaliga ah. Musaafurintooda ayaa ka dambeysay...
Nairobi (HM) – Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada dalkaasi ay sii joogayaan gudaha Soomaaliya, kuwaas...
Muqdisho (HM)-Musharaxa Madaxweynaha maamulka Galmudug Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa qoraal uu soo saaray ku weeraray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo....