Muqdisho (HM)- Iyadda oo Itoobiya ay shaacisay in ay shidaal kasoo saareyso gobolka Soomaalida, ururka ONLF ayaa wuxuu ku dhawaaqay in Heshiiskii...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u magacaabay Mudane Suleymaan Maxamed Maxamuud xilka Xeer Ilaaliyaha Guud ee...
Laascaanood (HM)-Barnaamijka Ileyska VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay beerashada timaha ee dadka ay bidaarto gasho oo kusoo badanaya bulshada Soomaalida...
Hargeisa (HM )– Laamaha ammaanka maamulka Somaliland ayaa waxaa lagu waramayaa in ay xabsi u taxaabeen sagaal qof oo u dhashay Imaaraadka Carabta. Shaqsiyaadkan...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Garyaqaan Suleymaan Maxamed Maxamuud xilka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka...
Muqdisho (HM)-Guddiga Doorashooyinka Galmudug ayaa maanta soo bandhigtay “jadwalka” hanaanka coddeynta maamul goboleedkaas. War qoraal ah oo ay soo saareen ayaa waxay...
Muqdisho (HM)-Xildhibaan Daleys Xasan Aadan oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegtay in loo diiday inay ka dhoofto garoonka...
Muqdisho (HM)-Wargeyska Daily Nation ee waddanka Kenya ayaa soo bandhigay wax uu ku sheegay “caqabadihii ugu weynaa noloshooda” oo ay wajahayaan labadda mas’uul ee...
Hargeysa (HM)-Lixda xubnood ee Guddiga cusub ee doorashooyinka mamulka Somaliland ayaa Isniinta maanta ah lagu dhaariyey Madaxtooyadda xilli uu muran ka taagan...
Boosaaso (HM)-Wararka ka imaanaya deegaanada maamulka Puntland gaar ahaan gobolka fog ee Guardafui ayaa kusoo waramaya in deegaankaas ay ka jirto xaalada adag...