Muqdisho (HM)-Dood ka dhalatay muxaadaro ciwaankeedu yahay “Musiibooyinka iyo Sidda looga hortagi karo” oo uu iclaamiyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa ka...
Garoowe (HM) Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa lagu wadaa inuu markii u horeysey u safro magaalada xarunta ah ee Muqdisho...
Muqdishpo (HM)-Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa ku sugan Wadaadka Soomaaliyeed ee caanka ah Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo degan magaalada Nairobi...
Hargeysa (HM) ― Maamulka aqoonsi raadiska ah ee Somaliland ee uu hogaamiyo Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka hadlay Siyaasiyiinta iyo dhalinyarada reer...
Gaalkacayo (HM)-Maxkamadda Ciidamadda Soomaaliya ayaa Khamiista maanta ah waxay dil toogasho gadhka u gelisay Cabdullaahi Cali Aadan. Aadan oo “lagu helay” Al-Shabaabnimo...
Muqdisho ( HM ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Japan u...
Muqdisho(HM)-Kulankii u dhaxeeyay madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynayaashii hore ee dalka, Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh ayaa kusoo geba-geboobay madax-tooyada qaranka ee...
Muqdisho (HM)-Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee baarlamaanka federalka Soomaaliya Cabdiweli Ibraahin Muudeey oo maanta ka hadlay kulan uu baarlamaanka iyo aqalka sare...
Muqdihso (HM)-Waxaa goor dhow soo gaba-gaboobay Kulankii u dhaxeeyay Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynayaashii hore Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif, iyadoo kulanka uu...
Muqdisho (HM)-Wasiirka Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay shir ay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga La socodka Dib u eegista...