Muqdisho (HM)-Warbaahinta Al-Shabaab Al-Andalus ayaa barnaamij gaar ah ka diyaarisay hadal dhowaan ka soo yeeradhay C/raxmaan C/shakuur Warsame oo uu ka jeediyay...
Muqdisho (HM)- Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa wuxuu si adag uga falceliyey hadal isaga lagu weeraray oo kasoo yeeray Xasan Daahir Aweys, oo...
Hargeisa ( HM) Mudooyinkan dambe waxaa maamulka Somaliland ka jiray muran siyaasadeed oo u dhexeeyay Xukuumada iyo Xisbiyadda mucaaradka, iyada oo guddi...
Boosaaso (HM) – Maamulka Puntalnd ee uu hoggaamiyo Siciid C/llaahi Deni ayaa sii wada xadhiga odayaasha iyo siyaasiyiinta Gobolka Bari, kadib kacdoon waxgaradka...
Laascaanood (HM)-Dowlad goboleedka Puntland ayaa shaaciyay in Bishii 11-aad shaqadii laga ruqseeyay sarkaal hoggaaminayay ciidamo ku biiray maamulka Somaliland oo lagusoo bandhigay...
Boosaaso (HM) – Maamulka Puntalnd ee uu hoggaamiyo Siciid C/llaahi Deni ayaa sii wada xadhiga odayaasha iyo siyaasiyiinta Gobolka Bari, kadib kacdoon waxgaradka...
Laascaanood ( HM ) Waxaa magaalada Hargeisa Dib ugu soo laabtay Madaxweynaha maamulkii Khaatumo ee u kala galay maamulada hareeraha, Cali Khaliif Galaydh ...
Garoowe ( HM) Madaxwaynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa maanta Guuleed Caaqil Sanwayne u magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Cayn ee Puntland. Waxaa...
Ceerigaabo (HM)-Saraakiisha gobolka Sanaag ee Ciimada maamulka Soomaliland ayaa war kasoo saaray weerar mir ah oo uu xalay saq dhexe ku beegsaday...
Muqdisho (HM)-Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Amb. Donald Yamamoto ayaa maanta si kala gaar gaar ah ula kulmay Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha...