Muqdisho (HM)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa khudbad ka jeediyay madasha 19-aad ee Dooxa Ra’iisul Wasaaraha ayaa Khudbadiisa uga hadlay...
Kismaayo (HM)-Dowlad goboleedka Jubaland ayaa waxaa lagu waramayaa in uu xilka ka qaadis ku sameeyay saddex mas’uul. HALKAN KA DAAWO Gudoomiye ku...
Garoowe (HM)-Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa sida laf dhuun gashay ku noqday Dowladda Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, waxaana uu muxaaradad joogta ah ku hayey...
Garoowe (HM)-Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaaddacay Sharciga Doorashooyinka dowladda Federaalka ee haatan horyaalla Golaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya....
Boorama (HM)-Magaalada Boorama waxaa guri dhamaystiran si rasmi ah loogu wareejiyey Qoyskii iyo Carruurtii uu ka baxay Alle ha uaxariistee Abwaan Cabdixakiim...
Muqdisho (HM)-Taliyihii hore ee ciidamadda sidda gaarka ah u tababaran ee Danab, Cabdiraxmaan Cumar Jeeni-Qaar, ayaa kamid ah in ka badan 80...
Garoowe (HM)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, ayaa dagaalka dib uga soo cusboonaadey degaanka Towqiif ee gobolka Mudug ku eedeeyay dowladda...
Muqdisho (HM)-Weerar xalay dagaalyahano katirsan Al Shabaab ku qaadeen Hotelka SYL ee magalaada Muqdisho ayaa waxaa ka dhashay khasaaro isugu jiray dhimasho...
Garoowe (HM)-Wararkeena Caawa ee Horufadhi News waxaan idiinku soo gudbin doonaa warbixin kooban oo ku saabsan qaabkii maanta Baarlamaanka Maamulka Puntland Xasaanada...
Muqdisho (HM) – Is-rasaaseyn xooggan ayaa ka socota hotelka SYL ee magaalada Muqdisho oo ku yaalla agagaarka Madaxtooyada looga arrimiyo Soomaaliya, halkaasi oo...