Garoowe (HM)-Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna senatar katirsan aqalka sare, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta gaaray magaalada Garowe ee caasimadda...
Galkacayo (HM)-Qarax xooggan ayaa goor dhow ka dhacay Koofurta Gaalkacyo, kaasoo ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo uu kaxeynayay nin...
Hargeysa (HM) – Waxaa daqiiqado ka hor garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa ka soo ambabaxay wafdi ka socda maamulka gooni isu taaga ah ee...
Muqdihso (HM ) Cabdixakiin Dhooba-dareed Gudoomiyihii Xilka laga qaaday ee Baarlamaanka Puntland ayaa la waydiyey Barnaamijka dimuqraadiyada ee Puntland laga dahfuray, Wuxuuna sheegay...
Jigjiga (HM)-Madaxweynaha Somali State, Mustafa Cagjar, oo u waramay Universal Tv, ayaa shaaca ka qaadey in dowladda Itoobiya ay la galeen heshiis...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, C/Casiis Xasan Maxamed [Lafta-Gareen] ayaa qarxiyay dagaal siyaasadeed qabyaaladeysan, to kaasoo ka socda baraha bulshada [Social...
Jabuuti ( HM) Dr. Cabdiraxmaan Cabdullaahi Baadow oo kamid ah Gudiga Wadahadalka DF Soomaaliya iyo maamulka Somaliland, Sidoo kalana horay usoo Noqday...
Muqdisho (HM)-Guddiga fulinta ee hay’adda lacagta aduunka ee magaceeda loosoo gaabiyo IMF ayaa meelmariyey qorshe maalgelin oo deymaha looga cafinayo waddanka Soomaaliya....
Laascaanood (HM)-Aqalka Hoose ee dalka Mareykanka ayaa Arbacadii isku raacay in xilka xayuubin lagu sameeyo madaxweyne Donald Trump oo laga gudbiyey mooshin...
Muqdisho (HM) – Cabdi Xakiin Maxamad Axmad Dhooba Daareed Gudoomiyihii Barlamaanka Puntland ayaa si kulul uga hadlay xilka qaadistii lagu sameeyey,isaga oo Eedeyn...