Muqdisho (HM)-Qoraal ka soo baxay dowladda Kenya ayaa lagu sheegay in ciidamada dowladda Soomaaliya ay ku soo xadgubeen madaxbanaanida iyo sharafta dhuleed...
Abu Dhabi (HM) – Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa baabi’isay qorshihii ay saldhig militari uga dhiseysay magaalada Berbera, waxaa sidaas maanta weriyey wargeyska The National ee...
Garoowe (HM)-Qoraal ka soo baxay Wasaarada Maaliyadda dowlad goboleedka Jubbaland ayaa lagu sheegay in Maamulka Jubbaland uu u hakiyay ka qeybgalka shirka...
Addis Ababa (HM) – Ururka Midowga Afrika ayaa shaaciyey tirada rasmiga ah dalalka Afrika ee uu gaaray caabuqa halista badan ee Coronavirus. War-saxaafadeed...
Boosaaso (HM) – Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ciidamada ammaaka maamulka Puntland saacadihii la soo dhaafay ay ka sameeyeen...
Hargeysa (HM) – Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa ka hadlay markii u horeysay xaalka Somaliland, oo uu sheegay in uu marayo...
Garoowe ( HM ) Waxaa maanta magaalada Garoowe si balaadhan loogu soo dhoweeyay Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale, Waxaana soo dhowayntiisa ka...
Beled Xaawo (HM) – Waxaa maanta daganeyd xaaladda guud ee magaalada xuduudda ku taallo ee Baladxaawo kadib markii shaley ay halkaasi ka dhaceen...
Berbera (HM) – Dekedda magaalada Berbera ayaa dib loogu soo celiyay dooni bishii koowaad ee sanadka ka qaaday Xoolo adhi ah, kuwaasi oo...
Muqdisho (HM) – Laba xubin oo ka tirsan xisbiga uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee UPD ayaa maanta is-casilay....