Hargeysa (HM) ― Dowladda Ingiriiska ayaa gebi ahaanba joojineysa taageeradii balaadhneed ee ay siin jirtay ciidamada maamulka Somaliland ee la dagaalanka argagixisada ee RRU,...
Muqdisho (HM)-Wararka ka imanaya Sudan ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaare Cabdalla Xamduuk oo ka badbaaday isku-day lagu dili rabay. Telefishinka dowladda iyo...
Hargeysa (HM) – Wasiirka xanaanada xoolaha iyo kalluumeysiga ee maamulka Somaliland Siciid Sulub Maxamed ayaa shaaciyey in wasaaradiisu ay joojisay bixinta ruqsadda ay...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta fariin adag u diray sadex kamid ah dowladaha xidhiidhka dhaw la...
Garoowe (HM) – Madaxweynihii hore ee maamul goboleedka Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta sanad kadib dib ugu laabtay magaalada Garoowe ee...
Muqdisho (HM)-Xaalad kacsanaan ah ayaa waxaa lagu waramay in ay ka jirto qaybo kamid ah magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo. Tani ayaa...
Muqdisho (HM)-Tirada dadka laga helay cudurka dunida ku sii faafaya ee Coronovirus ayaa kor u dhaaftay boqol kun oo ruux sida laga...
Addis Ababa (HM) – Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa markale ka hadlay xiisada xoogan ee haatan u dhexeysa dalalka dariska...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka Taleefonka kula hadlay dhigiisa Kenya, Uhuru Kenyatta xilli xiisadda labada dalka ay cirka isku...
Muqdisho (HM)-Baarlamaanka ismaamul goboleedka Mandera ayaa cod dheer wuxuu dowladda dhexe ee Kenya ugu tartarsiiyey in ay ka badbaadiso dadweynaha colaada ka...