Hargeysa (HM) ― Soomaliland Isbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ayaa waxa maalmo yar ka hor ugu geeriyooday Oxygen la’aan Wiil yar oo kamid...
Garoowe (HM)-Siciid Deni oo sheegay in Puntland hogaamineyso kacdoonka dowladnimada Soomaaliya. Madaxweynaha maamul gobaleedka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa tababar ugu soo...
Muqdisho (HM) – Shirkii Golaha Wasiirada ee Boqortooyada Sacuudi Carabiyaa ayaa laga soo saaray war-murtiyeed looga hadlay xaaladaha ka taagan wadamada Islaamka sida...
Muqdisho (HM)-Sirdoonka Soomaaliya ayaa shaacisay maanta oo Isniin ah in wadan shisheeye uu lahaa qorsheynta weerarkii Sabtidii, dhacay Ex-control Afgooye ee Muqdisho....
Hargeysa (HM)– Waxaa maanta magaalada Hargeisa kulankii Labaad ku yeeshay Muuse Biixi Cabdi madaxwaynaha Somaliland oo uu wehelinaayo ku xigeenkiisa Cabdiraxmaan Saylici...
Garoowe (HM)- Puntland Madaxweynaha mamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Khamiis ah wuxuu gudoomiyey shirka todobaadlaha ee Golaha Xukuumadda dowladda Puntland....
Muqdisho (HM)-Xildhibaan Cali Axmed Jaamac Jangali oo ka tirsan Guddiga Dhab u heshiisiinta ee Wada hadalada Soomaaliya iyo Somaliland ayaa sheegay inay...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa daah-furay Qorshaha 9aad ee Horumarinta Qaranka oo saldhig u ah geeddi socodka shacabka iyo Dowladda...
Muqdisho (HM)-Maxkamad ku taal dalka Sacudi Carabiya ayaa ku xukuntay shan ruux dil, halka saddex kalana xabsi kadib markii lagu helay dambi...
Boosaaso ( HM) Waxaa maanta is taagay Isku socodka Gaadiidka ee magaalooyinka Bosaso iyo Garowe, Kadib markii maanta barqadii Ciidamogadoodsan ay jidgooyo...