WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Soomaliland oo ku tookhday inay iska caabisay weerarkii Korneyl Caare khasaare la,aan-Video…

Ceerigaabo (HM)-Saraakiisha gobolka Sanaag ee Ciimada maamulka Soomaliland ayaa war kasoo saaray weerar mir ah oo uu xalay saq dhexe ku beegsaday Saldhiga Ciidanka Soomaliland ee degmada Ceerigaabo Korneylka Jabhadka ah ee lagu magacaabo Caare, kaas oo boqolaal maleeshiyad ah kula dhuulaysanaya Buuraha Gobolka Sanaag isla markaana dagaal kula jira maamulka Hargeysa.

HALKAN KA DAAWO WARKA

SOMALI NEWS

To Top