Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Tiina Intelmann oo...
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Generaal, Cabdullaahi Cali Caanood ayaa dadka ku harsan deegaannada ay ku sugan yihiin Al-Shabaab u diray digniinno culus,...
Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ee Maamulka Somaliland ayaa Maanta waxa ay xukun ku riday wariye Bushaaro Cali Baandey oo muddooyinkii lasoo dhaafay ku...
Ciidanka xoogga dalka iyo diyaaradaha Mareykanka ayaa howlgal qorsheysan waxa ay Maanta ka fuliyeen deegaan hoostaga degmada Galcad ee gobolka Galgaduud, waxaana...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ku dhawaaqay in xaalad deg deg ah la geliyay, kadib markii uu khudbad...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre ayaa magacaabay Agaasimaha Guud iyo Agaasime Ku Xigeenka Xarunta Qaran ee Tubsan ee...
Wararka aan ka heleyno magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in saaka halkaas ay ku dhaceen tiro madaafiic ah oo...
Dagaal u dhexeeyay ciidanka daraawiishta Maamulka Jubbaland iyo dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa waxa uu saacadihii lasoo dhaafay deegaanka Baarsanguuni oo dhaca...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb kula kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Buulo fulaay ee Gobalka Baay ku dilay 23 dagaalame oo...