Beeralayda qaadka ee Kenya ayaa isha ku haya hoos u dhac ku yimid iibka kadib markii ay Soomaaliya siisay Itoobiya 10 maalmood...
Dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda Federaalka iyo dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa ka socda deegaanka Basra oo dhaca inta u dhexeysa Balcad...
Taliska Booliska Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay dagaal xooggan oo shalay dhexmaray jabhada hubeysan ee kasoo horjeeda Xukuumadda...
41 qof ayaa geeriyootay, 4 kalena wey badbaadeen, kadib, markii Doonidii ay la socdeen ku degtay meel ka baxsan Jesiirada Lampedusa ee...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Maanta waxaa ay xukun ku riday Nin la sheegay in uu ku shaqeeysanayay Sixir iyo Turufo, isla markaana...
Warar dheeraaad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Khasaare badan gaystay oo goordhaweyd qabsaday gaari ay saarnaayeen Dad shacab ah, kaasi oo ku...
Diyaarado nooca aan duuliyaha laheyn ee Drones-ka loo yaqaano ayaa saacadihii lasoo dhaafay duqeyn dhanka cirka ka fuliyay tuulada Mukayle oo galbeed...
Dhul-giriir ayaa waxa uu ka dhacay deegaan 33 KM dhanka K/Bari kaga toosan Degmadda Ikungi ee Gobalka Singida ee dalka Tanzania. Dhul-gariirka...
Maamulka Puntland ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay ka jareen deeqihii iyo mashaariicda horumuarineed ee laga fulin jiray deegaannada maamulkaasi, kadib...
Qarax miino lagu aasay laamiga dhinaciisa ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan waddada 21-ka Oktoobar ee degmada Waaberi, waxaana laga...