Ciidanka dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa Booliska Milataaro ayaa gacanta kusoo dhigay jeneraal Sheegow oo ah sarkaal ka tirsan ciidanka Milateriga oo...
Tiro hoobiyeyaal ah ayaa aroornimadii hore ee saaka oo sabti ah waxa ay ku dhaceen agagaarka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada...
Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidanka Boolis Milataaro iyo ciidan kale oo ka amar qaata Gen. Sheegoow oo ka tirsan ciidanka Milateriga...
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayuu ku faray Hay’adaha Dowladda iyo qeybaha...
Dabley hubeysan ayaa lix qof oo ay ku jiraan afar arday ku dilay duleedka magaalada Gaarissa ee Gobolka waqooyi bari ee dalka...
Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay howlgaladii ugu danbeeyay ee ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee macwiisleyda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay Allaha u Naxariistee Abwaan...
Ciidamada Maamulka Somaliland ayaa galabta madaafiic ku garaacay qeybo ka mid ah magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Duqeymaha ayaa ciidamada Somaliland...
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland oo lagu magacaabo Yuusuf Maxamed Gurxan ayaa lagu xiray magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi ee...
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta u fariisatay dacwad ka dhan ah, Xasan Cabdiraxmaan Indha-yare oo ka tirsanaa Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya,...